It was never so easy to get YouTube subscribers
Get Free YouTube Subscribers, Views and Likes

Abiy oo ka hadlay xiisadda kala dhaxeysa Soomaaliya doorashada Britain | Qubanaha VOA

Follow
VOA Somali

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Abiy Ahmed oo ka hadlay xiisadda kala dhaxeysa Soomaaliya, dalka Britain oo maanta ay ka dhacday doorasho, Biden oo wacad ku maray in aanu ka hari doonin doorashada, walaac haysta Soomaalida ku nool dalka Jarmalka iyo qodobo kale.

00:00 Furitaanka
01:25 Abiy oo ka hadlay xiisadda kala dhaxeysa Somalia
07:29 Dalka Britain oo maanta ay ka dhacday doorasho
12:44 Golaha Wasiirada Israel oo ka doodaya xalka Gaza
15:15 Biden oo wacad ku maray in aanu ka harin tartanka
21:41 Walaac haysta Soomaalida ku nool dalka Jarmalka
26:46 Itoobiya oo filaysa inay heli doonto 10.5 bilyan dollar

Mar walba nagu xirnow

Rukumo VOA Somali    / @voasomali  
Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali  
Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
Nagala soco Facebook:   / voasomali  
Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali  
Nagala soco Twitter:   / voasomali  

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

posted by Straianov6