Sub4Sub network gives free YouTube subscribers
Get Free YouTube Subscribers, Views and Likes

sida loo qoro chapter one (background of the study). historical dimention

Follow
Hagaha ardayga

Hagaha Ardayga = waa xarun taasi oo si' fudud, tayona ay ku dheehan tahay ka siisa tababar ardayda jamacadaha wax la xariira maadada RESEARCH METHODOLOGY, waxa ay sidaa oo kale xarunta tababaro siisaa ardayda jaamacadaha ee wax ka barata kuliyada maamulka iyo dhaqaalaha (foculty of economic and management) qeybteeda ganacsida iyo maamulka (BUSINESS ADMINSTRATION).
Hadii aad tahay arday wax ka barta BUSINESS ADMINSTRATION waxa aad naga heli kartaa in aan kaa caawino hadba maadadii kuugu adkaata simister 1aad ilaa iyo simisterka ugu danbeeya ee jaamacada, iyada oo aad ku helayso qiimo ku qanciya iyo mucalim aad wax ka faa'iidayso, INSHAA ALLAAH. soo dhowow wallaal

Nagala soo xirir

whatsapp number +252615263600
tiktok @abuukarkurbi
telegram +252615263600
email [email protected]

posted by stofstormyw