Get free YouTube views, likes and subscribers
Get Free YouTube Subscribers, Views and Likes

Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano

Follow
Geedi Sahan - Somali Traveler

Waxan booqday beeraha fooxu uu ka boxo, Fooxa oo dhulkeenu caan ku yahay mudo qarniyo ka badan looso dhoofin jirey wadamo badan oo adduunka ka mid ah, sida masar iyo Jasiirada carabta.

waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.

"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.

I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .

==========================================

Follow me:

Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan

Facebook:   / geedisahan  

Instagram: https:   / geedisahan  

==============================================

posted by nginikela5m